Ciidamada Booliska Dawlad Deegaanka somalida Itoobiya Oo Shaaciyay In Ay Qabteen Galaydh Dad Ku Weeraray Deegaanka Jarati.
September 19, 2019 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Ciidamada new boolis ee dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa sheegay in soo qabteen galaydh dad kusoo weeraray deegaanka jarati kaasi oo ay hada gacan ku hayaan.
