Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Warbixin Ay kaga Hadlayso Tacadiga Xukumada Somaliland Kula Kacday Haayadaha Warbaahinta Iyo Xoriyatul Hadalka!
September 19, 2019 - Written by admin
New York(Berberatoday.com)-Qaramada midooay ayaa soo saartay warbixin dheer oo ay kaga hadlay cadaalada iyo sida ay ula dhaqanto Ququuqal iisaanka jamhuuriyada Somaliland.
