Maamulka Degmada Dilla Oo Ka Hadlay Jiritaanka Jabhad La Sheegay In Lagaga Dhawaaqay Bariga Dilla!
September 20, 2019 - Written by admin
Dilla(Berberatoday.com)-Maamulka degmada dilla ee gobolka awdal ayaa ka hadlay warar maalmihii udanbeeyay laysla dhexmarayay oo sheegaya in deegaanka dilla lagaga dhawaaqay jabhad kasoo horjeeda xukuumada somaliland.
