Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadashay Murankii U Dhexeeyay Iyaga iyo Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay
September 20, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarashada Somaliland Axmed Abokor Maxamed ayaa waxa uu maanta ka hadley muran u dhexeeyay Wasaarada Waxbarashada iyo Dugsiyada gaarka loo leeyahay oo ku saabsan Xeer ay wasaaradu dhawaan soo saartay.