• Home
    • Warar
    • Articles
    • Waraysiyo
    • Ciyaaro
    • Diinta
    • Faallooyin
    • Featured
    • Contact us
berberatoday.com
Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Cisbitaalka Ku Booqday Fannaanada Maryan Mursal Ciise Oo Xaalad Caafimaad Daro U jiifta+Daawo Sawirada
September 22, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa saaka booqday Fannaanada weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootan oo maalmihii u dambeeyey xaalad caafimaad ugu jirtay Cisbitaalka Royal ee magaaladda hargeysa.

 

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa caafimaad ugu duceeyay fannaanada weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootan.

 

Dhan kale fannaanada Maryan Mursal Ciise Bootan ayaa guddoomiye Cirro uga mahadnaqay booqashada uu ugu yimid.

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews
 
 
 

Copyright © 2012 - 2025 berberatoday.com ®All rights reserved.          
Contact us: editor@berberatoday.com Site Designed By QUALITY TECHNOLOGY LINK