Daawo Muuqalka”Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Siyaasiga Maxamed Jaamac Abgaal.
September 22, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Hordhaca waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka awdal ee hormuudka ah tabashada reer awdal iyo raadinta saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka.
Siyaasi Abgaal ayaa Soo Bandhigay tirada digreetooyinka madaxwayne biixi uu magacaabay iyo inta reer awdal ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka