berberatoday.com
Carabta Israa’iil Oo Kasoo Horjeesatay Dib U Doorashada Banjamin Netanyahu
September 23, 2019 - Written by admin

Telviv(Berberatoday.com)-Xildhibaanada ka tirsan carabta Israa’iil ayaa taageeray madaxii hore ee ciidammada Israa’iil Benny Gantz in uu noqdo ra’iisul wasaaraha xiga .

Waxay kasoo horjeesteen xildhibaanadan Banjamin Netanyahu in uu mar kalenoqdo ra’iisul wasaaraha Israa’iil.

Benjamin Netanyahu iyo Gantz waxay hadda ku tartamayaan sidii ay kusoo dhisi lahaayeen isbaheysi hogaamiyo Israa’iil, ciddii ku guuleystana ay noqon doonto ra’iisul wasaaraha xiga ee Israa’iil.

Xisbiga ay ka tirsan yihiin carabta Israa’iil waxay sheegeen inay doonayaan in xilka ay ka turaan Netanyahu.

Waa markii ugu horreysay ay Carabta Israa’iil ay taageeeraan shakhsiyaadka ra’iisul wasaare ka noqonaya Israa’iil tan iyo sannadkii 1992-kii.

Waa doorashadii guud ee labaad ee ka dheceyso Israa’iil sannadkan kaddib markii bishii Apriil ay kala qeybsanaan ku timid isbaheysiga haya talada, waxaana lagu baaqay in doorasho la qabto.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews