berberatoday.com
Gorgor Wiil 8 Jira Ku Cunay Tuulada Xaaji Saalax
September 23, 2019 - Written by admin

Gorgor wiil 2aad maanta kudilay tuulo ka tirsan degmada Gaashaamo.

Mawliid Aar nuur walandhaqe, oo ahaa 8 jir ayuu maanta galabtii gorgor ku dilay tuulada Xaaji saalax, oo 65 km, u jirta degmada Gaashamo ee gobolka Jerer, sida uu noo xaqiijiyay, khadiir c/raxmaan oo kamida masuuliyiinta heer deegan ee kormeerka ku jooga qaybo ka mida gobolka Jerer,
Ku dhawaad 10 maalmood ka hor ayay ahayd markii sidan oo kale uu gorgor ku dilay wiil kale, tuulo ka tirsan isla degmada Gaashamo.
Weerardan uu gorgorku ku qaadayo dadka, ayaa ah arin ku cusub deegaanka soomalida.
Xigasho: Warbaahinta Dawlad Degaanka Soomaalida

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews