Dil Qisaasa Oo Ka Dhacay Deeganka Dhabansaar Ee Gobolka Sool
September 24, 2019 - Written by admin
Laascanod(Berberatoday.com)-Degaanka dhabansaar oo 50km dhanka galbeed kaga aadan magaalada laascaanood waxaa saaka ka dhacay dil qisaas ah kaasi oo la xidhiidha dil habeen dhawayd ka dhacay gudaha magaalada laascaanood oo loo gaystay marxuum cabdi salaad.
Labada beelood ayaa ku heshiiyay in la qisaaso cida dilka geysatay taasi oo ugu danbayn xukunkii saaka lagu fuliyay.
Laascanood Somaliland