berberatoday.com
“Dagaal Ma Dooneyno..” Madaxweyne Donald Trump
September 25, 2019 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa Talaadadii shalay sheegay in Maraykanku aanu dooneynin in dal kale uu khilaaf dhex maro, isla markaana aanu ka laba labeyeyn doonin in uu danaha Maraykanka difaaco.

Trump oo ku sugan qol ay ka buuxaan hogaamiyeyaasha caalamku ayaa yiri “Dawladda Maraykanka, ka dib markii aan 2.5 trillion oo dollar ku bixiyey did u dhiska ciidan wey, kaas oo ah ka dunida ugu xoogga weyn, waxaan rajeynayaa in awooddaas aanan marnaba adeegsan.”

Trump ayaa carrabka ku adkeeyey in aanu dooneynin in uu dal kale dagaal la galo.

Golaha Guud ee QM ayuu ka sheegay oo yiri “Waxaan dooneynaa nabad, iskaashi, iyo inaan wada macaashno, hase yeeshee, waligay kama gaabinayo in aan danaha Maraykanka difaaco.”

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews