Ciidamada Booliska Caynaba Oo Soo Bandhigay Shinbir Dad Cuna Ay Soo Dileen Iyo Ruux Rayida Uu Saaka Dhaawac Fudud Ugaystay
September 26, 2019 - Written by Berbera Today
Caynaba(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska gobolka saraar ayaa Warbaahinta Goor dhawayd usoo bandhigay shinbir Dad cun ah Oo La sheegay in saaka soo weeraray isla markaana dhaawacyo fudud ugaystay Hal qof oo Reer Miyi Goor dhaw filo Muuqsalka Warkaasi
