berberatoday.com
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Sicir Bararka Iyo Isku Bedelka Lacagaha Somaliland
September 26, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda UN OCHA ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Isku duwidda  Arrimaha Bani’aadamnimada ayaa sheegtay in sicir bararka Somaliland uu kor u kacay  qiyaastii 2-4% intii lagu jiray bilihii June iyo Julay ee sannadkan, balse uu si qunyar ah hoos ugu dhacay qiyaastii 3%.

UN OCHA ayaa warbixin ay soo saartay toddobaadkan waxay ku sheegtay in sicir bararku uu Somaliland kor u kacay 2-4% bilihii June iyo July ee sannadkan, hase ahaatee uu si tartiib-tartiib ah hoos ugu dhacay 3%. Marka laga qiyaas qaato sannadkii hore ee 2018.

Dhinaca isku bedelka lacagaha ee sarrifka; warbixintu waxay sheegtay in lacagta Shilinka Somaliland SlSh uu xasiloonaa marka la eego isku beddelka sarrifka lacagta Doolarka ee bilihii June iyo July 2019 iyo bilihii June iyo July 2018kii, waxa warbixintu sheegtay in sannadkan sarrifka lacaguhu sameeyay deganaansho qiyaasteedu tahay 15-17%, taasi oo sida ay OCHA sheegtay  muujinaysa in dawladda Somaliland ay xakamaysay jaangoynta sarrifka lacagaha.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews