Xukuumada Somaliland Oo Iska Fogaysay Urur Sheegay In Ay Dawladdu Dacweynayso Dadka Ku Mucaaridka ah Ee Qurbaha Degan,
September 27, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada jsl iyo masuuliyiiinta kale ee wasaarada waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu baahiyay urur lagu magacaabo ururka midnimada Somaliland oo sheegay in ay dadka xukuumada ku maraacidka ah ka dacwaynayaan wadamada ay degan yihiin ee caalamka.
