Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Lagu Eedeeyay In Uu Musuq Maasuqay Mashaariic Laga Fulinayay Gobolka Gabiley!
September 28, 2019 - Written by Berbera Today
Gabiley(BErberatoday.com)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa lagu eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq baahsan kaasi oo uu ku sameeyay mashaariic laga fulinayay gobolka gabiley gaar ahaan mashruuca biji ee laga waday deegaano katirsan gobolka gabiley.
