Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Xisbiga Wadani Xildhibaan Cabdiqaadie Jirde Oo Ka Hadlay Sababta Uu Uga Maqnaaday Shirka Golaha Dhexe!
September 29, 2019 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha ku meel gaadhka ee xisbiga wadani xildhibaan cabdiqaadir jirde oo kamaqan shirka golaha dhexe ee xisbiga wadani islamarkaana socdaal ku jooga dalka ingiriiska ayaa ka hadlay sobobta keentay in uu ka maqnaado shirka golaha dhexe
Xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa sheegay in arimo shaqo oo uu ujoogo dalka ingiriiska ay keentay in uu ka maqnaado shirka wax kale oo uu uga maqan yahay aanay jirin abaabulkiisana uu ku lahaa qayb laxaadle.