berberatoday.com
Madaxwaynaha Dalka Yugaandha Oo Casho Sharaf Usameeyay Waftigii Somaliland Iyo Madaxdii Ka Qaybgashay Shirka Barwaaqo Sooran!
September 29, 2019 - Written by Berbera Today

Kampala(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka yugaandha yuweri museferi ayaa casuumad casho sharaf ah usameeyay ergooyinkii ka qaybgalay shirka ururka barwaaqo sooranka oo lagu qabtay dalkiisa.

Casuumadan Uu madaxwaynaha yugaandha ufidiyay wufuudii shirka barwaaqo sooraanka ka qaybgalay Ayaa waxaa siwayn uga dhex muuqatay waftigii ka socday Jamhuuriyada Somaliland Ee uu Hogaaminayay gudoomiye kuxigeenka koowaad Ee golaha wakiilada somaliland Axmedyasiin Sheekh Cali Ayaanle.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

 Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews