berberatoday.com
Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan Layeeshay Gacan Ku Dhiigle Korneyl Tuke Oo Maxkamadi Ku Heshay Xasuuqii Uu U Gaystay Shacabka Somaliland!
September 29, 2019 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Maamulka Muqdisho Maxamed Cabdilaahi farmaajo ayaa qarsan kari waayay colaada iyo nacaybka uu uhayo shacabka Somaliland kadib markii uu sibadheedh ah dalka maraykanka ugula kulmay gacan ku dhiigle Col Yuusuf Tuke oo dhawaan maxkamad ku taala dalka maraykan ku riday xukun la xidhiidhiidha xasuuqii uu ka gaystay deegaanada Somaliland  gaar ahaan gobolka gabiley.

Sawirka uu farmaajo lasoo galay tuke iyo kulanka uu la yeeshay col tuke Ayaa shacabka Somaliland dib uxasuusinaya xasuuqii uu dalka Somaliland ka gaysatay dawladii rajiibka ahayd ee Siyaad Bare taasi oo madaxwayne farmaajano hayo dariiqii adeerkii iyadoo sawirkan uu lasoo galay ay fariin cad utahay shacaba Somaliland,

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews