berberatoday.com
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi Oo Katirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Shacabka Somaliland Raali Galin Ka Siiyay Sawirada Uu Madaxweyne Farmaajo Lagalay Dhagar Qabe Korneyl Tuke
September 29, 2019 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa raali gelin ka siiyay shacabka Somaliland sawirka madaxweyne Farmaajo, la galay Kornayl Tuke, oo loo haysto danbiyo dagaal oo uu ka geystay Somaliland xilligii Siyaad Barre.

“Waxaan magaca umadda Soomaaliyeed raalli gelin uga siinayaa walaalaheen reer Somaliland oo Madaxweyne Farmaajo uu dib u damqiyey dareenkooda soona xasuusiyey maalmo murugo lahaa ka dib Markii uu sawir la soo galey shakhsi ku eedaysnaa dambiyo dagaal iyo xasuuq dad Soomaaliyeed” Fiqi.

Dhinaca kale siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa isna madaxweyne Farmaajo, ku dhaliilay arrintaasi.

” Madaxweyne Farmaajo waxaa wafdigiisa ka mid ahaa Sadaq John oo ah danbiile dad ku xasuuqay xarunta Wadajir, wuxuu la sawiran yahay Kornayl Tuke oo danbi dagaal loo haysto, wuxuu taliyaha ciidanka Asluubta u dalacsiiyey ninkii Baydhabo dadka ku xasuuqay, ilaa iyo hataana kama damqan shacabka Cusbitaalada Kismaayo ku darxumaysan. Tani waxay cadayn u tahay in uu xasuuqa raali ka yahay, xuquuq aadane wax dan ah ka lahayn.

Nabigeenu wuxuu yiri “Haddii aadan xishoonaynin waxaa doonto fal” Cabdiraxmaan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews