berberatoday.com
Waar Shimbiraha Iska Daaya Intaad Rabbigiina Ka Baqdaan,Aanadii Gorgorka Ma Xuurtaa U Malgan?Abwaan Weedhsame.
September 30, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Oo kamid hal abuurka Reer Somaliland ee badi ka hadla xaalada dalka horena suugaan ugu soo bandhigay habdhaqankii Iyo ku tagri falka ay ku kaceen xukuumadihii  Daahir Riyaale iyo Axmed Siilaanyo ayaa wax laga xukuumado ku tilmaamay in wasiiro xukuumada madaxwayne biixi ka tirsani ay goob joog ka ahaadaan xuur la dilay oo bulshada lagu leeyahay waxaanu dilay gorgorkii dadka cunayay taasi cagliga bili,aadamka cayku Ah.

Abwaan Xasan daahir ayaa qoraal kooban oo uu kaga hadlayo dhacdadan masuuliyiinta xukuumadu kusoo bandhigeen xuurta ay ku sheegeen gorgorka ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka dadwaynaha ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan;

“Imika sidani ma Innaga Dhab Baa? Imika Ma Sidan Baan Dunida Aqoonsi KagaRrabnaa!!!!

Waar shimbiraha iska daaya intaad rabbigiina ka baqdaan. Gorgorku xataa waa noocyo badan yahaye, aanadii gorgorka ma xuurtaa u malgan?

Cajiib Weliba Halkaasi Wasiir Baa Iiga Muuqda Riwaayadan Qaybtiisa Ka Jilaya!

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews