“Waxaan Leeyahay Madaxwaynaha La Doortay, Afar Shay Kala Dooro”Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar”Daawo Muuqal
September 30, 2019 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Sheekhul baladka magaalada booraa Sheikh Cabdilaahi Sheikh Cali Jawhar oo kamid culimada waawayn ee somaliland kana mid ahaa gudidii xal uhelida ceel awayn ayaa fariin kale udiray beelaha colaadu ku dhexmartay deegaanada ceel afwayn oo u ugu baaqay in ay ilaahay ka baqaan oo ay colaada joojiyaan
Sidoo kale sheikh cabdilaahi cali jawhar ayaa madaxwaynaha somaliland usoo jeediyay afar arimood ka uu dalka ku xukumayo ee bulshadu kula xisaabtamayso