Awaamiir Culus Oo Lagu Soo Rogay Shirkadaha Socdaalka Iyo Xaafadaha Caasimadda.
October 1, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa shir layeeshay shirkadaha socdaalka iyo laamaha anbiga kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii awaamiir la xidhiidha shaqada ay bulshada u hayaan shirkadaha socdaalka iyo xaafada caasimada kaasi oo daarna sidii loo wada xoojin lahaa abniga loona yaran lahaa khasaaraha ay gaystaan gaadiidku.
