Daawo Muuqalka”Wakiilka Dawlada Jabuuti Ufadhiya Hargeysa Oo Si Kulul Ugu Jawaabtey Faysal Cali Waraabe Xukumada Muuse Biixina Ugu Hanjabay Inay Jawaab Iyo Raalin Galin Ka Bixiyaan
October 1, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka waddanka Jabuuti u jooga Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye, oo maanta warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay in Xukuumadda Jabuuti iska celinayso Eng Faysal Cali Waraabe.
Waxa uu sheegay in xidhiidh wanaagsani ka dhexeeyo Somaliland iyo Jabuuti balse Faysal, kala dilayo.
Wakiilka Jabuuti ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay ka sugayaan jawaab cad.
Faysal, ayaa shalay ku eedeeyay madaxweyne Geelle, in aanu dhexdhexaad ka ahayn wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland oo uu la jiro Soomaaliya.