|
berberatoday.com
Madaxweynaha Maamulka Putland Siciid Cabdullahi Denni Oo Markii Uhoreysay Somaliland Uqiray Dal Jira Oo Nabdoon
October 2, 2019 - Written by Berbera TodayBosaso(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa shalay mar uu ka hadlaayay Magaalo Ganacsiyeeda Bosaso ayaa dalka somaliland uqiray inuu yahay dalka jira oo nabdoon isaga oo Tilmaamay in shacabka iyo Xukumada Somaliland isu kaashadeen sidii Somaliland dal nabada oo lagu soo hirto unoqon lahayd caalamkuna majeerto Waxaanu yidhi” “Dalal badan oo caalamka ah ayaa dadkooda dhaha Soomaaliya ha tegina Somaliland maahee, taasna waxaa u sabab ah in iyagu DALKOODA ka dhigeen mid nabad ah” Ayuu yidhi madaxweyne Deni. Xigasho : Mohamed Salh COMMENTS
|
||||
|