”Safiirka Jabuuti 24 Sacadood Dalka Ha Kaga Baxo…”Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac”Daawo Muuqal
October 2, 2019 - Written by Berbera Today
“Gudoomiyaha Ruuxiga Ah Ee Somaliland Faysal Cali Waraabe Waxaa Uu Sheegay Waanu La Qabnaa Jabuuti Waa Cadawgayaga Koowaad”Jabuuti Basabor Iyo Macawis Ayay Nagu Xukumi Jireen Labadiina Waanu Tuuray’Xamar Ayay Caawiyan Oo Hiil Walaal ayay Ula Baxeen,
“Hadii Ninka Madaxweynaha Ahi Inanta Qadirinayo Oo Seedinimo Uqadarinayo Isagay Jirtaa Iyo Basaboorkiisa Isagay Jirtaa”
“Dawlada Somaliland Waxan Leeyahay Hadii Inuu Dhiig Idinku Jiro Oo wax Jira Tihiin Ninkaa Safiirka Sheeganaya Yaanu Dalka 24 Saacadood Dalka Ku Gaadhin Oo La eryaa
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac