Buur-Madow oo Raalli-gelin Ka Bixiyey Eedaymo Uu Faysal Cali Waraabe U Jeediyey Madaxweynaha Jabuuti
October 3, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa Raalli-gelin ka bixiyey eedaymo uu Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID u jeediyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan