Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay 12 Hariimo Cad oo Dalka Laga Saarayay
October 5, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hariimacado la doonayay in laga saaro Somaliland ayaa gacanta lagu soo dhigay, Hariimocadkan oo tiradoodu ahayd 12 ayaa waxaa ku guuleysatay inay gacanta ku soo dhigaan Ciidamada qaranka Somaliland.