berberatoday.com
Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Binu Salmaan Oo Wax Badan Ka Bedelay Dhaqamadii Soo Jireenka Ahaa Ee Sucuudiga
October 5, 2019 - Written by Berbera Today

Riyadh(Berberatoday.com)-Boqortooyada Sucuudiga ayaa ogolaatay in Raga iyo Dumarka shisheeyaha ah ay Huteel wada kiraysan karaan iyaga oon la hubin in ay qaraabo yihiin ama is qabaan.

Waaxda Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa Jimcihii sheegtay in” Dhamaan muwaadiniinta Sucuudiyaanka ah waxa la waydiinayaa kaadhka qoysnimo, tani ma aha shardi laga rabo shisheeyaha, Dhamaan Haweenka ooy kamid yihiin kuwa reer Sucuudi way dagi karaan Huteelada iyagoo bilaa muxram ah”

Tan iyo intii dhaxal sugaha dalkaasi uu noqday Maxamed Bin Salmaan waxa si is daba-joog ah wax looga badalay dhaqamadii Sucuudiga iyagoo ogolaaday in Haweenka Muslimiinta ah ay bilaa Muxram ku tagi karaan dalkaasi oon awal laga ogolayn, sidoo kale waxa Sucuudiga laga hirgaliyay Shaleemooyin iyo Baarar lagu tilmaamay “Halal night clups.

Qoraalkan waxa baahisay wakaalada wararka ee Reuters.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews