Garsoore Xabad Isku Dhuftay Ka Dib Markii Uu Siidaayay Rag Muslimiin Ah
October 6, 2019 - Written by Berbera Today
Garsoore ayaa xabad isku dhuftay isagoo ku jira gudaha maxkamadda ka dib markii uu jeediyay khudbad dhif iyo naadir ah oo ku saabsan habka cadaaladda ee dalkaasi.
Kanakorn Pianchana ayaa siidaayay shan nin oo Muslimiin ah oo loo haystay inay dil geysteen ka hor inta uusan ku baaqin cadaaladd aan dhanna u jenjeerin. Ka dibna waxa uu akhriyay dhaar sharciga waafaqsan, waxa uuna la soo baxay bistoolad, feedhaha ayuuna iska toogtay.