Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis Ufidiyay Ciidamada Jabhada Caare Iyo Korneyl Caare Oo Cafiskiisa Shuruud Madaxtooyadu Ku Xidhay
October 6, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland ayaa cafiyay dhammaan ciidamada la socda Kornayl Siciid Cawil Caarre, oo muddo ka soo horjeeday Somaliland.
Sidoo kale Caarre, ayaa lagu xidhay isaga shuruud ah in uu soo dalbado Cafis madaxweyne.