Garyaqaan Guleed Dafac Oo Soo Bandhigay Awoodaha Sharci Ee Dastuurku Siinayo In Madaxwaynuhu Cafis Bixiyo! “
October 7, 2019 - Written by Berbera Today
“Awoodda Cafisku Waa Ugaar Madaxwaynaha Oo Cidi Lama Wadaagto, Uma na Baahna In Cid Kale Ansixiso”Garyaqaan Guleed Dafac.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guleed Dafac oo kamid ah dadka aqoonta u leh sharciga iyo xeerarka dalka ayaa soo bandhigay qodobada Dastuurka Somaliland ee a hadla Cafis ama saamaxaad uu bixiso madaxwaynuhu iyo awoodihiisa gaarka u ah.
Garqayaan Guleed Dafac ayaa qoraal kooban oo uu arintaasi kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka dadwaynaha ee Facebookga Wuxuna Udhignaa Sidan;