Maareyihii Guud Ee Dekedaha Jabuuti Sacad Cumar Geele Oo Ku Geeriyooday Dalka Faransiiska
October 8, 2019 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Allah Unaxariistee Maareyihii Dekedaha Jabuuti Marxuum Sacad Cumar Geele ayaa dalka Faransiiska oo daaweyn caafimaad loo geeyay ku geeriyooday.
Marxuumka ayaa ahaa maamulaha Dekedaha Dalka Jabuuti Mudo dheer waxaanay walaalo ahaayeen madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geele