berberatoday.com
Madaxweyne Kuxigeenkii Hore Obama Ahna Musharax Madaxweyne Joe Biden Oo Ku Baaqay Xil Ka-Xayuubinta Madaxweyne Trump
October 10, 2019 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga dimoqraadiga, Joe Biden ayaa arbacadii ku baaqay in xilka laga xayuubiyo madaxweyne Donald Trump, oo uu sheegay inuu “qiyaanay” Mareykanka.

“Si loo ilaaliyo dastuurkeena, dimqoraadiyadeenna, iyo sharafteena aas-aasiga ah, waa in xilka laga qaadaa” ayuu Biden u sheegay weriyayaasha oo uu kula hadlay gobolka New Hampshire, isaga oo codkiisa ku biiriyey musharaxiinta kale ee dimoqraadiga.

“Waxa uu dal-daloollo u yeelayaa dastuurka, mana ogolaan karno inuu taas ku guuleysto” ayuu yidhi Biden.

Hase yeeshee Trump ayaa saadaaliyey in Maxkamadda Sare ee Mareykanka ay noqon doonto midd xalka ugu dambeeya ka gaarta dagaalkan siyaasadeed.

Trump oo diiday in Aqalka Cad uu dimqoraadiga kala shaqeeyo barista xil ka-xayuubin ee ay wadaan, ayaa sheegay in xisbigiisa Jamhuuriga “loola dhaqmay si xun.”

Dhinaca kale, ra’yi uruurin uu sameeyey taleefishinka Fox News ee inta badan loo arko inuu madaxweynaha taagero, ayaa muujisay in 51% dadka ay doonayaan in Trump xilka laga xayuubiyo.

Source:- AFP

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews