Marka laga tago agasimayaasha xusbiyada siyaasada madax dhaqameedka shaqala dawlada ee sare madaxda ciidamada.
Halka kuwa danyarta ah sanadkii ayna qaar Helin 100$ wada socda taasi waa astaan muujinaysa in dalkan uu u afduuban yahay dhiqsiyaad soo xoogsi tegay Ma lihin hal warshad Hal beer iyo hal shay oo dawladu ka taageerto Bulshada Mana muuqado nidaam horumarineed oo dawladu doonayso in lagaga boxo horumar la aanta iyo nidaam dhaqale loogu abuurayo dalka Uma baahin madaxwayne umana baahnin Wasiiro umana baahnin xildhibaano lkn waxaan ubaahanahay kuwo wadankan donaya inay wadankan kabedelaan.
Somaliland ahaan waxaan aaminsanahay in ayna kusoconayn jihada ayku socoto maanta ee ah soo shaqo taga lkn waxay ubaahanthy dad damiirku nool yahay cafimad qaba allena ka cabsanaya!!