Dhacdo Naxdinle”Haweenay Ninkeedii Ku Dishay Magaalada Tog Wajaale!
October 12, 2019 - Written by Berbera Today
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Galabta Lagu Dilay Magaalada Wajaale Iyo Xaaskiisii Oo Sobob U Noqotay Geeridiisa!
Togwajaale(Berberatoday.com)-Dhaco Naxdinle Ayaa galabta ka dhacday Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Ee gobolka gabiley kadib markii haweenay ay ninkeedu ku dhufatay tooray taasi oo sobobtay In uu u Geeriyoodo!
