|
berberatoday.com
Akhriso Magacyada Xubnaha Uu Madaxweyne Muuse Biixi U Diyaariyay Komishanka Doorashooyinka
October 13, 2019 - Written by Berbera TodayHargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay in uu diyaariyay Saddexda xubnood ee ka mid noqonaya guddida doorashooyinka Qaranka ee cusub kadib markii xisbiyada Waddani, UCID iyo guurtidu soo gudbiyeen afarta xubnood ee ay soo magacaabayeen. Sida uu ku warramayo wargeyska Geeska Afrika ee Hargeysa ka soo baxa waxa uu madaxweyne Biixi diyaariyay in ay guddida doorashada ka mid noqdaan:
Madaxweynaha ayaa la filaya in uu todobada xubnood ee Komishanka doorashooyinka maanta u gudbiyo Golaha Wakiillada si ay waajibkooda uga gutaan. Xubno Khilaaf abuuri kara
Berberatoday.com COMMENTS
|
||||
|
|
|||||