Gudida Cadaaladda Somaliland Oo Isku Shaandhayn Ku Samaysay Garoorayaasha Maxkamadaha Dalka
October 16, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Cadaaladda Somaliland oo uu hormuud uu u yahay Guddoomiyaha Maxkamada sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa waxa ay maanta isku shaandhayn balaadhan ay ku sameeyeen Garoorayaasha Maxkamadaha dalka.
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabida
