Daawo Muuqalka”Warbaahinta Dalka Rwanda Oo Waraysi La Yeelatay, Mid Kamid Ah Dhalinyaradii Reer Somaliland Ee Ka Qaybgashay Shirkii Dayarta Qaarada Africa!
October 16, 2019 - Written by Berbera Today
Kigali(Berberatoday.com)-Tvga Dawlada Rwanda ayaa waraysi xiiso badan la yeeshay Aadan Cabdi Daahir oo kamid ahaa dhalinyaradii reer somaliland ee caasimada dalka Rwanda kaga qaybgashay shirka dhalinyrada Qaarada africa kaasi oo ah mid laga hadlay arimo door ah.
