Daawo Muuqalka”Sunta Daawooyinka Iyo Khatarta Aafada Dahsoon Ee Somaliland Loo Iib Keeno!
October 17, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixin laga diyaariyay dawooyinka dalka la keeno iyo khatarta caafimaad ee ku lamaan. Midkamida Dhakhaatiirta aqoonta uleh arimaha caafimaadka ayaa daboolka ka qaaday indalka la keeno dawooyin copn ah kuwaasi oo badan ay isticmaalaan caruurta yar yar iyo dadka kaleba iyagoo ka dhaxla khatar caafimaad islamarkaana aan lahayn wax daawayn ah cudurkii.

