Hargeysa”Sheekh Sheegay In Dhalinyarada Diinta Islaamka Lagaga saaro Ta Kiristankana Lagu Baro
   October 19, 2019 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Kamid ah culimda dalka ayaa khudbadii salaadii jimce kaga hadlay in ay dalka ka jiraan  Dad Dhalinyarada Diinta Islaamka Ka Saaraya! kuwaasi halis ku ah dayartii dalka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan Sheekha