berberatoday.com
Dawlada Kenya Oo Shaacisay Magaca Shakhsiyaad Al shabaab Uqaabilsan Weerarada Laga Fuliyo Xadka Dalkeeda!
October 20, 2019 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Booliiska la dagaalanka Argagixisada ee dalka Kenya ayaa aqoosaday shaqsiga Al-shabaab u qaabilsan weerarrada xadka, gaar ahaan weerarkii lagu dilay 11 Askari ee horaantii bishan ka dhacay duleedka Libooyo.

Sarkaalkan oo magaciisa lagu sheegay Abdullaahi Banati ayeey ku sheegeen lamaha la dagaalanka Argagixisada in uu yahay maskaxdii ka danbeysay weerarro dhowr ah oo ka dhacay xadka Kenya ay la wadaagto Soomaaliya.

”Ciidamadu waxey ku raad joogaan sarkaalkan lagu magacaabo Banati iyo maleeshiyaadkii kale ee gacanta siinayay waxeyna u badan tahay in ay u baxsadeen dhinaca Soomaaliya;’ ayeey sheegeen saraakiisha hay’addaha Amniga ee soo saaray Warka arintan ku saabsan.

Waxaa la sheegay in uu Al-shabaab ku biiray sanadkii 2012ka, isaga oo qeyb weyn ku lahaa weerar lagu qaaday xerada Baure oo ay degnaayeen ciidamada Kenya sanadkii 2015kii.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews