Barnaamijka Saxaafada Madaxabanaan Iyo Kaalintooda Horusocodka Dowladnimada Ee Somaliland!
October 23, 2019 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Todobaadkan Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV, waxaana waraysi la yeeshay Saxafiyada caanka ee Kowsar Mohamed Abdillahi. Waraysigan waxaanu ku faaqidaynaa Saxaafada Xorta ah ee Somaliland; kaalinta ay ka qaataan horusocodka Somaliland iyo caqabadaha haysta.