berberatoday.com
Aas Qaran oo Loo Sameeyay Laba Sarkaal oo ka Tirsanaa Ciidanka Dab- Shalay Shil Baabuur ku Geeriyooday+Sawiro
October 24, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Gaashaandhiga, Horumarinta Biyaha, Wasiir xigeenka Qorshaynta Qaranka , Masuuliyiinta Dawlada Hoose Hargeysa iyo Gobolka Maroodijeex, Agaasimaha Fulinta Ciidanka Dab-demiska ,Taliye Xigeenka Ciidanka Dab-demiska, iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyay Laba Sarkaal oo ka tirsanaa ciidanka Dab-demiska oo maalintii shalay ku geeriyooday shil Gaadiid oo ka dhacay duleedka Bari ee Magaalada Hargeysa.

Masuuliyiintan ayaa Marxuumiintaa ilaahay uga baryay in Jannooyinkiisii ugu deeqo, dhammaan Ehelkii, Asxaabtii, Qaraabadii, Qoyskii, Ciidamada Qaranka gaar ahaan Ciidanka Dab-demiska iyo guud ahaan qaranka ay ka baxeenba Samir iyo iimaan saadiqa ilaahay ka siiyo.

Image may contain: one or more people, crowd, wedding, child and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, suit and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: 6 people, people standing and outdoor
Image may contain: one or more people and outdoor

Innaalilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews