Wasiir Maxamed Kaahin Oo La Waydiiyay Awooddiisa Iyo Xanta Suuqa Ugu Jirta Ee Ah Inuu Wasiirada Ka Awood Badanyahay+Jawaabta Uu Bixiyay
October 24, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane Maxamed Kaahin Axmed oo waraysi siinayay telefishanka Bulsho ayaa la waydiiyay waxa ka jira aragtida bulshadu qabto ee ah in uu ka awood weyn yahay wasiirrada kale.