berberatoday.com
Munaasibad Lagu Xusayay Askartii Reer Somaliland Ee U Dagaalantay Dalka Faransiiska Oo Lagu Qabtay Magaalada Paris
October 25, 2019 - Written by Berbera Today

Paris(Berberatoday.com)-Waarada gaaashaandhiga dalka Faransiiska ayaa waxaa ay maanta munaasibad xus ah u samaysay Askartii reer Somaliland ahaa ee ku dhimatay dagaalkii 1aad iyo kii 2aad ee adduunka.

Munaasibadan xuska ah ee dawlada Faransiisku u samaysay Askartii ku dhimatay dagaaladii koowaad iyo labaad ee aduunka, ayaa waxaa ka soo qaybgalay saraakiil iyo madax ka tirsan dawlada Faransiiska iyo jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Faransiiska.

Askartan oo ka soo jeeda Somaliland ayaa ka mid ahaa askartii u dagaalamay dawlada Faransiiska dagaaladii koowaad iyo labaad ee addunka ka dhacay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews