Munaasibad Lagu Xusayay Askartii Reer Somaliland Ee U Dagaalantay Dalka Faransiiska Oo Lagu Qabtay Magaalada Paris
October 25, 2019 - Written by Berbera Today
Paris(Berberatoday.com)-Waarada gaaashaandhiga dalka Faransiiska ayaa waxaa ay maanta munaasibad xus ah u samaysay Askartii reer Somaliland ahaa ee ku dhimatay dagaalkii 1aad iyo kii 2aad ee adduunka.
