Daawo Muuqalka”Muuqaalka Ciidanka Taraafikada Oo Fal Foolxun Kula Kacay Abwaan Weedhsame Iyo Sidii Wax Udhaceen!
   October 28, 2019 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil(Weedhsame) oo kamid ah Hormuudka hal  Abuurka Dadayarta ee reer somaliland ayaa waxaa fal fool xun kula kacay qarkamida ciidan nabadgalyada wadooyinka oo si badheedh ah gacan iyo awood ugu adeegsaday Abwaanka,
