Daawo Muuqalka”Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Weerar Saaka Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Cida Soo Weerartay.
October 28, 2019 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Ciidamada boolis Somaliland ee gobolka awdal ayaa ka hadlay weerar saaka waabarigii lagu soo qaaday gudaha magaalada boorama akaasi oo ay soo qaadeen kooxda suldaan wabarka Somaliland ka falaagoobay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA
https://youtu.be/5ziPPpBVj7Y?t=28
Berberatoday.com