berberatoday.com
Laascaanood Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Qabanaayo Bandhiga Buugaagta
October 28, 2019 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Hay,adda SVO (Steadfast Voluntary Organization) Oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Sool iyo kan degmada Laascaanood ayaa si rasmi ah u shaaciyey in markii ugu horaysay magaalada lagu qaban doono 10 Dec 2019 bandhig Buug oo Caalamiya,arintan ayaa noqonaysa markii ugu horaysay ee  magaalada Laascaanood lagu qabto Carwo bandhig  Buug oo noocan oo kala ah waxaana lagu tilmaamay mid guul iyo taariikhba u noqon doonta gobolka gaar ahaan Laascaanood.

Carwada  Bandhiga Buugaagta Ee laascaaanood lagu qaban doono ayaa waxaa lagu casuumay oo ka soo qayb gali doonaa Soomaali iyo sidoo kale ajaanib wadamo kala duwan ka kala imaan doona,inta uu soo socdo ayaa lagu soo bandhigi doonaa  buugaag kala duwan  kuwaasi oo ay qoreen,qorayaal Soomaaliyeed,sugaanyahano iyo qoyaal  kale  oo  kala  iman doona wadamo shisheeye Oo caalamka ah.

Haydda SVO Oo iyadu ah mid ka shaqaysa arimaha horumarinta iyo gargaarka ayaa soo qaban qaabisay Bandhigan caalamiga ah waxaanu Gobolka u noqon doonaa mid taariikhi ah maadaama Lagu yaqaano Sugaanta Soomaalida  iyo sidoo kale taariikhda faca way Soomaaliyeed sida taariikhdii Daraawiishta

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews