berberatoday.com
Dawlada Hoose Ee Caasimada Oo Shaaciyay Wadooyin Cusub Oo Ay Hirgalinayaan, Go,aamo Culusna Dul Dhigtay Gadiidlayda!
November 1, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo uu Hormuud uyahay Maayarka Caasimada oo ay weheliyaan laamaha Abniga ee kala duwan ayaa shaaciyay in bilaabayaan dhismaha wadooyinka xaafadaha Xero awr iyo siinay ee degmooyinka koodbuur iyo axmed dhagax.

Sidoo kale maayarka caasimada ayaa go,aamo culus dul dhigay gaadiidka raqaabka qaada ee u kala goosha gobolada dalka,

Dhanka kale maayarka caasimada ayaa fariin udiray shacabka isagoo faray in qof kastaa hortiisa ka hagaajiyo qashinka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah faahsan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews