berberatoday.com
Madaxweynaha Suuriya Oo Shaki Geliyay Dilkii Al Baqdaadi
November 1, 2019 - Written by Berbera Today

Suriya(Berberatoday.com)-Madaxweyanaha Suuriya Bashaar Al Asad ayaa shaki geliyay qaabkii loo dilay hogaamiyihii ururka la magac baxay Dowladda Islaamka, Abuubakar Al Baqdaadi.

Bashar Al Asad oo wareysi siinayay telefishinka Akhbar As-Suuriyah ayaa sheegay in dilkiisa aanan la rumeysan karin tan iyo inta laga helayo caddeyn ku aadan qaabkii loo dilay.

“Dhagarta Mareykanka lama rumeysan karo tan iyo inta uu kala imaanayo caddeyn ku aadan dilka Al Baqdaadi” ayuu yidhi madaxweyne Asad.

Madaxweynaha Suuriya waxaa uu sidoo kale ka dhawaajiyay in ciidammadiisa ay dib u qabsan doonaan deegaanada xuduudka oo ay horey ula wareegtay xukuumadda Ankara kaddib duullaankii ay ku qaaday waqooyiga Suuriya.

Waxaa uu ku eedeeyay Turkiga inuu doonayo inuu khasaare ka geysto halkaas isla markaasna uu damaciisu yahay inuu qabsado dhul badan oo ka tirsan Suuriya.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews